Waxaan ku noolnahay mid ka mid ah dabaqyada yaryar ee dhisme dabaqyo badan leh oo hoy u ah tiro qoysaska dabaqadda dhexe ah. Laakiin, xubnaha qoyska Felis Domestica ee u soo jiitay qaab dhismeedkayaga ayaa laga yaabaa inay aad uga badan yihiin xubnaha Homo Sapien ka. Sababtoo ah afar-lugoodle oo leh ciddiyo dib ulaban, oo ku faani kara ilmaadeeradii dhulkoda- Libaaxyada, Shabeellada, Guduudanayasha, iyo Haramacadyada qofna kama cabsadaan agagaarkayaga. Tirada bisadaha ee sii kordhaysa oo leh sagaal noole ayaa noloshooda cidhiidhi gelisa qof walba laakiin waxay siisaa majaajilo dad badan.
Bisadahaan jooga wadooyinkeena waxay leeyihiin xuduudo adag oo u gaar ah oo ku saabsan dhulka. Bisadaha dabaqa hoose, dabaqa koowaad iyo kan labaad waxay ku ekaadan dabaqyadooda marka laga reebo kuwa gaajaysan e si kadis ah ugusugan jikada oo ka gudubtay khadadka xakamaynta. daarada waxaa si gaar ah loogu daayay kuwa yaryar waxaana marmar u adeegsada kuwa lasharfo e Siam -kii hore leefida jirka iyo qorraxaysiga. Qaar ka mid ah curiyada ayaa ka helaya geesaha raaxada leh hurdada saafiga ah meelaha aan lahayn meel bisad ay sexato, sida qolka waardiyaha, halkaas oo laga yaabo inay ka heleen miskiinkas o hurdo. Illaahay ayaa bisadahaan siiyay laba nooc oo cod oo mid gaaban iyo mid kale oo ah meow, in yar oo ka mid ah codka dher e bisadaha ee agagaarkayaga ah ayaa dadka deggan oo dhan ku baraarugay waxay qaadaan habeenki waqtiyo gaar ah.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka ee raba inay nadiif ahaadaan sida bisadda oo kale, ayaa xanaaqsan markay bisadahaan cawlan wax khaldaan. kuwa dulqaadka yar ee ka midka ah dadka deegaanka ayaa dareema in bisadahaan lagu eryo usha bisadaha. Laakiin dadka nabada kashaqeya go’aan kama gaadhaan way sugayan si ay u arkaan jidka bisaddu u booddo. Hagaag, ma naqaano qofka loogu yeeri doono inuu isu xilqaamo arintaan!